Ra’isul Wasaare Rooble iyo Janaraal Indhacadde oo isku arkay Hotel Jaziira (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta tagay Hotelka Jaziira oo xarun u ah Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya kadib heshiiskii xalay lagu gaaray Hotelka Decale. Booqashada Rooble ku tagay Hotelka Jaziira ayaa noqotay tii ugu horeesay uu hotelkaasi ku tago tan iyo markii xilka Ra’isul Wasaaraha loo magacaabay, waxa uuna … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble iyo Janaraal Indhacadde oo isku arkay Hotel Jaziira (Sawirro)